Stearns County, Minnesota
  • Home
  • Community
  • Contact Us
  • En Español  |  
  • Soomali  |  
  • Sitemap  |  
  • Login
Welcome, Register
Search
  • Online Services
  • Government
  • Property & Roads
  • Law & Public Safety
  • Adults & Families
  • Recreation
  • Environment

Soomali

  • Dayacaad Waxbarasho
  • Goo Goysnimo
  • Bogagga Rabshada Qoyska
  • Garo Xuquuqdaada Marka Aad Tahay Dhibane
  • Adeegyada Dhibanaha Markhaatiga
  • Barnaamijka Weecinta Dadka Da’da Yar
  • Barnaamijka Weecinta Dadka Waaweyn
  • Hawl-galka Maxkamad Dhallin
  • Maxkamad-saarid Dambi
  • Soo-sheegista Dambi
  • Markhaati-furidda
  • Su aalaha Inta Badan
  • Ku Saabsan Jeelka
  • La Xidhiidh Jeelka Stearns County
  • Su aalaha Inta Badan la Iska Weydiiyo Jeelka
  • Aafooyinka Dabiiciga ah
 
Home  »  Soomali  »  Aafooyinka Dabiiciga ahEmailPrint page

Aafooyinka Dabiiciga ah

Halkee ayaad doontaa ama qoyskaagu joogi doonaa marka ay dhacdo aafo?

Waxa aad joogi kartaa meel kasta—shaqada, dugsiga ama baabuurka ayaad ku jiri kartaa. Sidee baad isku heli doontaan? Ma ogaan doontaa in caruurtaadu yihiin amaan iyo in kale?

Kediska iyo aafooyinku dhakhso iyo digniin la’aan ayay u dhici karaan waxana ay kugu qasbi karaan in aad ka qaxdid xaafaddaada ama waxay kugu kalifi karaan inaad joogtid guriga. Maxaad sameyn lahayd haddii adeegyada aasaasiga ah—sida biyaha, gaasta, korontada ama teleefoonada—la gooyo?
Waxa degmada Stearns County saameyn kara halistan soo socota:

  • Duufaan, duufaan roob culus leh, abaar iyo kulayl badan xilliga xagaaga
  • Baraf weyn oo dhaca, dabayl baraf leh iyo duufaan baraf adag leh xilliga jiilaalka
  • Fatahaad iyo fatahaad degdeg ah oo ka timaada barafka dhalaala iyo roob badan
  • Cudur faafa

Inkasta oo bini’aadanku sababi karo ama uu uga sii daro karo qaar ka mid ah aafooyinkaa, sida marka dhaam jebay uu sababo fatahaad ama marka si ogaan ah cudur loo sii daayo, badanaa aafooyinkaa waxa keena sababo dabiici ah oo ka baxsan xukunka bini’aadanka. 
Saraakiisha degmada iyo shaqaalaha gurmadka ayaa goobta iman doona ka dib aafada, laakiin isla markiiba qof kasta ma gaadhi karaan.

Waxa aad maareyn kartaa aafada adiga oo hore ugu sii diyaar noqonaya iyo adiga oo qoyskaaga koox ahaan ula shaqeynaya. Raac talaabooyinka si aad diyaar u noqotid. Waxa la rabo in la sameeyo oo aad taqaanid ayaa ah badbaadada ugu fiican isla markaana ah waajibaad. Wakhti isa sii aad war ku heshid, samee qorshe oo diyaarso alaab.

War Dheeraad ah (More Information)

http://www.echominnesota.org/index.cfm/p/home/l/so/
http://www.echominnesota.org/index.cfm/p/tvPrevious/

http://www.echominnesota.org/index.cfm/p/tvCurrent/l/so/

http://www.echominnesota.org/index.cfm/p/tvArchive/l/so/tvID/14/

http://www.echominnesota.org/index.cfm/p/tvArchive/l/so/tvID/5/

Maamulista Degdegga (Emergency Management)
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  • Home | 
  • Contact Us | 
  • Community | 
  • En Español | 
  • Soomali | 
  • Sitemap

  • Online Services | 
  • Government | 
  • Property & Roads | 
  • Law & Public Safety | 
  • Adults & Families | 
  • Recreation | 
  • Environment

  • Web Policies | 
  • Salary Compliance | 
  • Mission Statement

Copyright 2013 Stearns County