Stearns County, Minnesota
  • Home
  • Community
  • Contact Us
  • En Español  |  
  • Soomali  |  
  • Sitemap  |  
  • Login
Welcome, Register
Search    
  • Online Services
  • Government
  • Property & Roads
  • Law & Public Safety
  • Adults & Families
  • Recreation
  • Environment

Soomali

  • Dayacaad Waxbarasho
  • Goo Goysnimo
  • Bogagga Rabshada Qoyska
  • Garo Xuquuqdaada Marka Aad Tahay Dhibane
  • Adeegyada Dhibanaha Markhaatiga
  • Barnaamijka Weecinta Dadka Da’da Yar
  • Barnaamijka Weecinta Dadka Waaweyn
  • Hawl-galka Maxkamad Dhallin
  • Maxkamad-saarid Dambi
  • Soo-sheegista Dambi
  • Markhaati-furidda
  • Su aalaha Inta Badan
  • Ku Saabsan Jeelka
  • La Xidhiidh Jeelka Stearns County
  • Su aalaha Inta Badan la Iska Weydiiyo Jeelka
  • Aafooyinka Dabiiciga ah
 
Home  »  Soomali  »  Maxkamad-saarid Dambi EmailPrint page

Maxkamad-saarid Dambi

Kala-horeynta Dhacdooyinka la Xiriira Maxkamad-saarid Guddi Leh

Ka dib marka guddi la doorto, maxkamad-saariddu waxay guud ahaan raaci doontaa nidaamkan dhacdooyinka:

Hadalada Furitaanka (Opening Statements)

Qareenada ka socda dhinac kasta ayaa sharixi kara kiiska iyo arrimaha si guddidu u go’aamiso.

Soo-bandhigidda Marag-kaca (Presentation of Evidence)

Marag-kacu waxa uu ka kooban yahay maragga markhaatiyada iyo bandhigyada uu oggalaado xaakinku. Bandhigyada la oggalaado in lagu daro marag-kaca waxay diyaar u ahaan doonaan in guddidu fiiriso inta lagu jiro ka-fiirsashada. Waxa guddida la weydiin doonaa inay go’aan ka gaadhaan xaqiiqooyinka muran ka taagan yahay; sidaa daraadeed, foojignaanta xubnaha guddida ayaa si weyn muhiim u ah wakhti kasta. Waxa uu xaakinku oggalaan karaa in xubin guddi xusuus-qorid sameeyo.

Go’aaminta Xaakinka (Rulings by the Judge)

Waxa laga yabaa in xaakinka la weydiiyo inuu go’aan ka gaadho su’aalaha ku saabsan sharciga inta ay socoto maxkamad-saariddu. Mararka qaarkood, waxa uu xaakinku weydiin karaa xubnaha guddida inay ka baxaan qolka maxkamadda inta ay qareenadu ka sheegayaan doodahooda sharci. Waa in xubnaha guddi fahmaan in joojinta noocaa ah loo baahan yahay si loo sugo in go’aankoodu ku saleysan yahay marag-kac haboon, oo ah sida uu go’aamiyay xaakinku marka la eego Xeerarka Marag-kaca.

Doodaha Xidhitaanka (Closing Arguments)

Marka ay dhamaato dhamaan marag-kacu, waxay qareenadu fursad u heli doonaan inay soo koobaan marag-kaca.

Fariimaha la Faro Guddida (Instructions to the Jury)

Ka dib doodaha xidhitaanka, waxa uu xaakinku guddida u akhrin doonaa fariimaha sharaxaya sharciga iyo fiirooyinka kale oo uu kiisku leeyahay.

Ka-fiirsashada (Deliberations)

Ka dib fariimaha, waxa kulma guddida si ay u soo saaraan go’aanka kiiska.

Shaqaalaheena waxay ku hadlaan Ingiriisi. Marka aad la soo xidhiidhaysid xafiiskeena, waxa laga yaabaa inay faa’iido leedahay inuu kula joogo qof ku hadla Ingiriisiga. Haddii aad u baahan tahay turjumaan, mid baa lagu siin doonaa.

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Degmada (County Attorney's Office)
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  •  
  • Home | 
  • Contact Us | 
  • Community | 
  • En Español | 
  • Soomali | 
  • Sitemap

  • Online Services | 
  • Government | 
  • Property & Roads | 
  • Law & Public Safety | 
  • Adults & Families | 
  • Recreation | 
  • Environment

  • Web Policies | 
  • Salary Compliance | 
  • Mission Statement

Copyright 2012 Stearns County